Dil iyo Dhaawac Muqdisho loogu geestay Shaqaale katirsan Shirkada Hormuud

Kooxo hubeesan oon heebtooda la garan ayaa duhurnimadii maanta waxa ay dil iyo dhaawac u geesteen labo nin oo la sheegay in ay katirsanaayeen Shaqaalaha Shirkada Isgaarsiinta Hormuud. Sida aan Wararka ku helnay Shaqaalaha Shirkada Hormuud ayaa la weeraray xili ay doonayeen in Masaajid kuyaala Baar Ubax ku dukadaan Salaada Duhur, waxaana goobtaasi lagu dilay … Continue reading Dil iyo Dhaawac Muqdisho loogu geestay Shaqaale katirsan Shirkada Hormuud